{:id=>9, :name=>"Buuks.se", :url=>"https://buuks.se", :currency=>"SEK", :locale=>"sv"}
Sheekoxariirooyinkii Saxaaraha - Sheekooyin ka yimid dhulka Soomaalida_0
Sheekoxariirooyinkii Saxaaraha - Sheekooyin ka yimid dhulka Soomaalida
  • Beskrivning
  • Information
Berigii hore waxa sheekooyinkan isu soo gudbin jirey reer miyiga, markay xoolahooda la joogaan. Sheekooyinkani waa kuwo la kala dhaxlay oo ay waayeelku ka sheekeeyeen, kuwaas oo ay iyaguna ka maqleen waalidkood beri hore. Soomaaliya aad bay isu beddeshay sannadahan ugu danbeeyey. Waxaana ka dhacay dagaallo iyo abaaro waaweyn. Qoysaskii waxa ay ka qaxeen guryahoodii, markii madaafiic lagu garaacay tuulooyinkii iyo magaalooyinkii. Dhallinyaradii waxa ay ku qasbanaadeen, in ay dagaalka galaan, reerihiina waa ay kala lumeen. In badan oo ka mid ah reermiyigii, xoolihii baa ka baxay, waxaanay noqdeen deegaan. Sheekooyinkani weli waa ay noolyihiin, waxaana lagu sheekaystaa, marka hawl-maalmeedku dhammaado. Ka dib waxa lagu illoobaa, dhibaatadii jirtey, waxaana muddo yar la gala mala-awaal iyo hummaagyo xasuusiya barwaaqadii iyo raaxadii xilliyadii hore.

  • Berigii hore waxa sheekooyinkan isu soo gudbin jirey reer miyiga, markay xoolahooda la joogaan. Sheekooyinkani waa kuwo la kala dhaxlay oo ay waayeelku ka sheekeeyeen, kuwaas oo ay iyaguna ka maqleen waalidkood beri hore. Soomaaliya aad bay isu beddeshay sannadahan ugu danbeeyey. Waxaana ka dhacay dagaallo iyo abaaro waaweyn. Qoysaskii waxa ay ka qaxeen guryahoodii, markii madaafiic lagu garaacay tuulooyinkii iyo magaalooyinkii. Dhallinyaradii waxa ay ku qasbanaadeen, in ay dagaalka galaan, reerihiina waa ay kala lumeen. In badan oo ka mid ah reermiyigii, xoolihii baa ka baxay, waxaanay noqdeen deegaan. Sheekooyinkani weli waa ay noolyihiin, waxaana lagu sheekaystaa, marka hawl-maalmeedku dhammaado. Ka dib waxa lagu illoobaa, dhibaatadii jirtey, waxaana muddo yar la gala mala-awaal iyo hummaagyo xasuusiya barwaaqadii iyo raaxadii xilliyadii hore.


  • Antal Sidor: 40

    Författare: Oscar Trimbel

    Bokformulär: Paperback / softback

Sheekoxariirooyinkii Saxaaraha - Sheekooyin ka yimid dhulka Soomaalida
Produktnummer: BI_9789163789014

Loading..

Spara 99 SEK
Loading...
Normalpris
99 SEK

Medlemspris

99 SEK
Spara 99 SEK
Loading...
Normalpris
99 SEK

Medlemspris

99 SEK
Spara 99 SEK
Loading...
Normalpris
99 SEK

Medlemspris

99 SEK
Spara 99 SEK
Loading...
Normalpris
99 SEK

Medlemspris

99 SEK
Spara 99 SEK
Loading...
Normalpris
99 SEK

Medlemspris

99 SEK
Spara 99 SEK
Loading...
Normalpris
99 SEK

Medlemspris

99 SEK
Spara 99 SEK
Loading...
Normalpris
99 SEK

Medlemspris

99 SEK
Spara 99 SEK
Loading...
Normalpris
99 SEK

Medlemspris

99 SEK
Spara 99 SEK
Loading...
Normalpris
99 SEK

Medlemspris

99 SEK
Spara 99 SEK
Loading...
Normalpris
99 SEK

Medlemspris

99 SEK
Spara 99 SEK
Loading...
Normalpris
99 SEK

Medlemspris

99 SEK
Spara 99 SEK
Loading...
Normalpris
99 SEK

Medlemspris

99 SEK
Spara 99 SEK
Loading...
Normalpris
99 SEK

Medlemspris

99 SEK
Spara 99 SEK
Loading...
Normalpris
99 SEK

Medlemspris

99 SEK
Spara 99 SEK
Loading...
Normalpris
99 SEK

Medlemspris

99 SEK